Ka dib bilaabida kooxda booqasahda, isticmaalayaashu waxay ku dari karaan macaamiil dheeraad ah kooxda booqashada.
1. Taaabo JOIN GROUP VISIT (KU BIIR BOOQASHADA KOOXDA).. |
![]() |
2. Geli lambarka booqashada kooxda. 3. Taaabo JOIN GROUP VISIT (KU BIIR BOOQASHADA KOOXDA). |
![]() |
4. Dooro adeega ka ymid liiska. 5. Taabo START GROUP VISIT (BILOW BOOQASHADA KOOXDA).. |
![]() |
Tani waa dhokumenti caalami ah. Tallaabooyinka iyo sawirda aad aragto dhab ahaan ma muujin karaa habbaynta wakaaladaada ama ku xidhada barnaamijka.