Tallaabada 1
- Ugudbi aalada macmiilka si uu uxaqiijiyo booqashada, hadii ay sidaas dalbanayso wakaaladu/lacag bixiyuhu.
- Taabo CONTINUE (SII-SOCO).
|
 |
Tallaabada 2
- Taabo godka Please select your preferred language (Fadlan dooro luuqadaad rabto).
- Dooro luuqad.
- Taabo CONFIRM (XAQIIJI).
|


|
Tallaabada 3
- Taabo CONTINUE (SII-SOCO).
|
 |
Tallaabada 4
- Taabo CONFIRM (XAQIIJI) ama DENY (DIID) si aad u aqbasho ama udiido Adeegga iyo Waqtiga Booqashada.
- Taabo CONTINUE (SII-SOCO).
|
 |
Tallaabada 5
|
 |
Tallaabada 6
- SAXIIXA:
- Taabo SIGNATUR (SAXIIXA).
- Saxiix aalada adoo adeegsanaaya far.
- Taabo CONTINUE (SII-SOCO).
AMA
- Adigoo cod duubaya:
- Taabo Record (Duub).
- Taabo badhanka diiwaanka si aad u bilowdo duubista, ka dibna mar labaad taabo si aad u joojiso duubista.
- Taabo CONTINUE (SII-SOCO).
|


|
Tallaabada 7
|
 |
Tallaabada 8
- Taabo CONTINUE (SII-SOCO).
|
 |