Soo gelida Wejiga ama sawirka faraha waa la xidhi karaa ama la daari karaa wakhti kasta iyaddoo la isticmaalayo shaashada setinka.
1. Taabo Settings (Setinka) ee liiska Gooshida |
![]() |
2. Taabo Enable Touch ID(Daar Aqoonsiga Taabasgada)/Face ID (Aqoonsiga Wejiga) (iOS) ama Enable Fingerprint (Daar Sawirka faraha) (Android). |
![]() |
Tani waa dhokumenti caalami ah. Tallaabooyinka iyo sawirda aad aragto dhab ahaan ma muujin karaa habbaynta wakaaladaada ama ku xidhada barnaamijka.