1. Taabo aykonka Sandata Mobile Connect si aad u bilowdo barnaamijka. |
![]() |
2. Geli aqoonsiyada gelida: A. AQOONSIGA SHIRKADA i. Wixii ah Sandata Booqashada Xaqiijinta Korontada ah ee isticmaalayaasha= 2- uu raaco lambarka kootada. Tusaale 2-#### (#### = lambarka kootada) ii. Wakaalada Maamulka Sandata isticmaalayaasha = 3- uu raaco lambarka kootada. Tusaale 3-#### (#### = lambarka kootadaa) B. MAGACA ISTICMAALAHA - Magaca isticmaalaha waa uu isbeddeli doonaa si kusalaysan isku xidhka wakaalada. i. Aqoonsiga Santrax ee shaqaalaha ii. Magaca isticmaalaha Shaqaalaha iii. Cinwaanka iimaylka ka yimid boro faylka. shaqaalaha. C. ERAYGA SIRTA AH - Erayada sirta ah way isbeddeli doonaa si ku salaysan isku xidhka wakaalada. i. Shaqaalaha Aqoonsigiisa shaqaalaha ii. Erayga sirta ah ee ku meel gaadhka ah iii. Erayga sirta ah ee loo soo diray cinwaanka iimaylka borofaylka shaqaalaha. 3. Taabo LOG IN(SOO GAL). |
|
Tani waa dhokumenti caalami ah. Tallaabooyinka iyo sawirda aad aragto dhab ahaan ma muujin karaa habbaynta wakaaladaada ama ku xidhada barnaamijka.