Ka bilaaw Booqasho Batoonka Clients (Starting a Visit from the Clients Tab) Jennifer O'Neill August 17, 2022 14:34 Updated Tallaabada 1 Kadooro macmiil liiska. Tallaabada 2 Taabo CONTINUE (SII-SOCO) Tallaabada 3 Kadooro adeeg liiska. Taabo START VISIT (BILOOW BOOQASHADA). Tallaabada 4 Taabo YES (HAA) si aad ubiloowdo booqashada.