Bilaabida Booqashada Macaamiil caan ah (Starting a Visit with Known Client) Jennifer O'Neill August 17, 2022 14:35 Updated Tallaabada 1 Taabo godka Enter Client Identifier (Gali Aqoonsiga Macmiilka), gali waxa aad baarayso. Taabo SEARCH CLIENT. Taabo CONTINUE VISIT (Siiwad Booqashada). Tallaabada 2 Taabo godka Select Service (Dooro Adeeg) field. Kadooro adeeg liiska. Taabo OK. Tallaabada 3 Taabo START VISIT (BILOOW BOOQASHADA). Tallaabada 4 Taabo YES (HAA) si aad ubiloowdo booqashada.