Isticmaal taabka VISIT NOTE si ad u diiwaaniso qoraalada booqaashaa.
1. Taabo taabka VISIT NOTE (QORAALKA BOOQASAHDA(. 2. Taaabo qaybta Type visit note(ku qor qoraalka booqashada), geli qoraalo kasta oo ku saabsan booqashada. |
![]() |
Tani waa dhokumenti caalami ah. Tallaabooyinka iyo sawirda aad aragto dhab ahaan ma muujin karaa habbaynta wakaaladaada ama ku xidhada barnaamijka.